Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Ee Federaalka Iyo Dowlad-goboleedyada Soomaaliya: Sida Loo Suurtagelin Karo Ka Qaybgalka Dadweynaha Ee Cadaaladda Xilliga Kala-guurka
Sanado badan oo colaado iyo xasillooni-darro ah kadib, Soomaaliya waxay galeysaa xilli ay suuragal tahay in cadaaladda xilliga kala-guurka la hirgeliyo. Khibrad soddon sano oo Afrika ah waxa ay muujineysaa in geeddi-socodka cadaaladda xilliga kala-guurka uu u badan yahay inuu…